Exit site Click here, or press the ‘esc’ key to exit this site quickly..

National LGBT+ Domestic Abuse Helpline 0800 999 5428

LGBT+ Hate Crime Helpline 020 7704 2040

Support for victims and survivors of domestic abuse and honour-based violence in Somali

 Xadgudubka guriga waa nooc kasta oo ah dabeecadficil, ama xadgudub oo udhaxeeya dad ahaa lamaane sokeeye ama qayb ka mid ah qoyskaXadgudubka guriga wuxuu yeelan karaa qaabab badan, oo ay ka mid yihiin xadgudub nafsaani ah, mid jireed, mid galmo, mid dhaqaaleiyo mid shucuureed. Wax kastoo aad la kulantaywaxaan halkaan u joognaa inaan ku caawino, ha ku dhibtoon aamusnaan.